Washington 17.July 2016 (SDN/QJ):- Aqalka cad ee dalka Maraykanka oo aanu ku soo qaadanayno barnaamijkeenan kooban ma ahayn aqal cad markii la dhisay sanadkii 1800-kii, laakiin waxa gubay ciidankii ingiriiska markii ay qabsadeen Magaalada Washington sanadkii 1814-kii ilaa uu ka noqday meel ka guur ah.
https://www.youtube.com/watch?v=qR7TwxD2Y08&feature=youtu.be
Aqalka Cad ee Dalka Maraykanka, (Xogta Dahsoon) DAAWO
