Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Obsiiye Gacan oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida ayaa Tilmaan ka bixiyey Macnaha ay muujinayaan Wakhtigan Degmooyinkii uu Madaxweyne Siilaanyo Digreetada ku soo saaray.
https://www.youtube.com/watch?v=gtgS0r9h3y0
Xildhibaan Guurtida Somaliland ka Tirsan oo Bedka soo dhigay Hadafka Madaxweyne Siilaanyo ee Magacaabista Degmooyin 8 Km isu Jira DAAWO
