|

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Faahfaahiyey Sababihii ku Ajburay inuu Xisbiga Kulmiye Ku Biiro DAAWO

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Prof. Axmed Ismaaciiil Samatar oo waraysi siiyey Wariyaha Khaaska ah ee Musharaxa xisbiga kulmiye md. Muuse biixi cabdi ayuu axmed ismaaciil samatar ka hadlay sababta uu xisbiga kulmiye ugu biiray iyo sababta uu uga doortay xisbiyada mucaaridka ee dalka ka jira iyo waxa kale oo uu sheegay waxay ay isaga iyo xisbiga kulmiye ku heshiiyeen.

Comments are closed