Hargeysa,31,7,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Mudane Sacad Cali Shire ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalkii shalay kasoo yeedhay Safiirka dalka Turkiga u fadhiya magaalaa Muqdisho – kaasi oo sheegay in ay ka shaqaynayaan midnimada Soomaaliya.
https://www.youtube.com/watch?v=8PX4Xdj3Tu0
