Hargaysa 02.July 2016 (SDN/QJ):- Marwo Rooda Axmed Yaasiin oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Wax lala yaabo ku tilmaantay hab dhaqanka Xukuumadu ku hayso Gobolka Saaxil.
https://www.youtube.com/watch?v=XOCPx1tQoIw
‘’Maan Garan Waxa Reer Saaxil ka dhex soocay Bulshada Somaliland,Shirarka Reeraha waata iminkaba Xukuumadu qabato’’ Rooda Axmed Yaasiin DAAWO
