Hargaysa 05.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud Mudane Cali Xasan Maxamed ayaa Deeq Lacageed ku Wareejiyay Gudoomiyaha Ururka Dhallinyarada ee Adco Academy ee Gacanta ku haya Maktabada Magaalada Boorama.
Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland oo Deeq Lacageed ku Wareejiyay Maktabada Magaalada Boorama DAAWO
