Laascaanood 14.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Sool oo uu Weheliyo Isu duwaha Wasaarada Khayraadka Biyaha ee Gobolkaas ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay Ceel Biyood ay Wasaarada Khayraadka Biyuhu ka hirgalinayso Deegaanka Ganbadha.
https://www.youtube.com/watch?v=Wjp3R3nr4Zo
Maxaa ka soo Bixi Doona Ceel biyood Biyo Macaan Looga Raadinayo Magaalada Laascaanood? DAAWO
