Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa Xilkii u Kala Wareejiyey Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Maroodijeex oo kala Wareegay Gudoomiyihii hore ee Gobolka haatana ah La Taliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Arrimaha Bariga.
Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Maroodijeex oo ka soo Jeeda Gobolka Sool oo Xilkii Kala Wareegay Mas’uulkii ka Horeeyay DAAWO
