Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane: Axmed Maxamed Silaanyo ayaa khudbad taariikhiya oo xambaarsan sooyaalka Somaliland horrayso iyo danbayso, islamarkaana uu ku jiro garnaqsi sida ay xaq u tahay aqbalaada madaxbanaanida Somaliland ee laga rabo beesha caalamka, isla markaana uu ku taageerayo cabashada dadweynuhu qoreen halkaa ka jeediyey.
Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ka Jeediyey Munaasibad lagu soo bandhigay qoraal cabasho oo Shacbiga Somaliland adduunka kaga Dalbanayaan Aqoonsi Buuxa Iyo Dooda Garnaqsi ee Somaliland DAAWO
