Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyadda Somaliland Ambassador Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa waxa uu sheegay inuu adduun-weynuhu ku khasban yahay inuu aqoonsado Somaliland, isla markaana waxa uu ka hadlay nidaamka dawladnimo ee wakhtigan laga yagleelayo Soomaaliya.
“Innaga (Somaliland) Is-ictiraafaynaa Adduun-weynuhuna Uu Ku Khasban Yahay Inuu Ina Ictiraafo…Inay Koonfuri wax noqoto waa habeenkii xalay-ahaayo tagay..”Ayuu Yidhi Ambasador Cawil
HALKAN HOOSE KA DAAWO
https://www.youtube.com/watch?v=PjNGV-jkIn8
