Laascaanood 27.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Prof Yaasiin Maxamud Xiir Faratoon ayaa Beeniyay Warar Kooxda Khaatumo ku Sheegtay in Dagaalo ka dhaceen Goobaha Diiwaangelinta Gobolka Sool.
https://www.youtube.com/watch?v=2qJGy531MFg&feature=youtu.be
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Beeniyay in Dagaalo ka dhaceen Goobaha Diiwaangelinta Gobolka Sool DHAGAYSO
