Hargaysa 01.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxaan Muuqaalkan Idiinku soo Gudbinaynaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Saree e Somaliland Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo Ka Hadlaya Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Xukuumadu rabto inay ka Hirgaliso Deegaano Lagu Muransan Yahay Gobolka ay raacayaan.
Wasiirka Waxbarashada Somaliland Cabdillaahi Dheere oo ka hadlay diiwaangelinta lixda goobood ee xeebta DAAWO
