Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xil Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde Oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa sheegay In Golaha Afduuban yahay Isla markaana Shalay la Ansixiyey Waxaan loo Fadhiyin.
https://www.youtube.com/watch?v=d3J8PcKcVpY
“Waar Tii Dawlad Ahayd Waxaa Ku Dhacay Wax La Yidhaahdo Walaahi Engeg”Xil Cabdiqaadir Jirde DAAWO
