Buuhoodle 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh ayaa ku xila furay inaanu Somaliland xil ka qabaneyn.
Cali Khaliif Galaydh ayaana Siwayn uga Horyimd Shirkaasi Waxaana uu sheegay in Maamulka Siilaanyo Fara Galin Ku Hayo Arimaha Deegaanada Khaatumo Waxana uu ka Digay in Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland ay Bur Buri Doonaan hadii la isku dayo in Beelaha dhulbahante Burco loogu yeedho, Maamulkana waanu la Shiraynaa.
