Birmingham 07.October 2016 (SDN/QJ):- Xaflad ballaadhan oo jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Ingiriisku ku soo dhawaynayaan, kuna taageerayaan Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa hadda ka socota magaalada Birmingham ee dalka UK.
Gudoomiyaha iyo Murashaxa Xisbiga Kulmiye oo Soo dhawayn balaadhan kala Kulmay Taageerayaasha Birmingham ee Uk & Nuxurka Khudbad uu Jeediyey DAAWO
