Garowe 20.October 2016 (SDN/QJ):- General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo kamid ah musharaxiinta aqalka sare Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa khudbad ka horjeediyey Baarlamaanka Puntland.
General Moorgan waxaana uu ka sheegeeyey aqoontiisa iyo heerarka uu ka gaaray darajooyinka ciidanka waxaana uu intaa ku daray in loo baahanyahay in soomaaliya marxalada hada ay ku jirto laga samatabixiyo.
