|

Khudbadii General Moorgan ka horjeediyey Baarlamaanka Puntland,Noocyada Shaqooyin ee uu ka soo Qabtay Dawladii Somalia DHAGAYSO

Garowe 20.October 2016 (SDN/QJ):- General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo kamid ah musharaxiinta aqalka sare Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa khudbad ka horjeediyey Baarlamaanka Puntland.

 

moorganGeneral Moorgan waxaana uu ka sheegeeyey aqoontiisa iyo heerarka uu ka gaaray darajooyinka ciidanka waxaana uu intaa ku daray in loo baahanyahay in soomaaliya marxalada hada ay ku jirto laga samatabixiyo.

Comments are closed