Hargaysa 30.October 2016 (SDN/QJ):- Ergo uu Igmaday Gudoomiye C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro si ay Wada hadal ula furaan Gudoomiye Ku Xigeenkiisa Axmed Muumin Seed ayaa Wada Xaajood ku Yeeshay Magaalada Hargaysa.
https://www.youtube.com/watch?v=n9PtEWYbqx8
