Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Xaalada Nololeed ee dad iyo duunyo ee Degmada Sarmaayo ee Gobolka Xaysimo ayaa ka sii daraysa Kadib Abaarta baahsan ee Ka Taagan Gobolada bari ee dalka.
Degmada Sarmaayo ee Gobolka Xaysimo & Baaxada Abaarta (War Indhaa Dhaama) DAAWO
