Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Markii Kowaad Waxa uu ka hadlay Diyaarado la sheegay inay Duqaymo ka gaysteen Deegaan ka Tirsan Degmada Oodweyne ee Gobolka Daad Madheedh.
https://www.youtube.com/watch?v=UEVt1YhMXfQ
Taliyaha Ciddamada Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Diyaarado Duqaayn Ka Gaystay Gobolka Daad-madheedh DAAWO
