Hargaysa 19.November 2016 (SDN/QJ):-Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa Maanta ansixiyay Masuuliyiin isugu jirta Wasiiro, wasiir ku xigeeno, iyo Guddoomiyeyaal Hay’adeed.
Golaha Wakiilada oo Cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada iyo Gudoomiyaha Hay’adaha Shaqaalaha Dawlada DAAWO
