Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):- Axmed Muumin Seed Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Xisbiga Waddani Haatana ah Gudoomiyaha Garabka Toosinta iyo Caddaalada ee Xisbiga Waddani oo Maanta ka hadlayay Casuumad Sharaf uu Xisbiga Ucid u Sameeyay ayaa ka hadlay Xaq daro uu ka tirsanayo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro.
”Ragii Waagii Faysal Khiyaameeyay ee Maxkamada la Galay ayaanu Nahoo,Dee Maantana Aniga iyo C.raxmaan ayaa Maxkamad ku Wada Jirna” Axmed Muumin Seed DAAWO
