Hargaysa 22. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Prof Ismaaciil Hure Buubaa ayaa Sheegay in Cida Xukuumada ka Tirsan ee Maanta ka hadlaysa Saldhiga Mileteri ee Imaaraadku ka rabo Somaliland aanay ahayn Mas’uuliyiintii ka hadli lahaa.

qurbejoog