Hargaysa 22. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Mudanayaasha Gudida joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta si faahfaahsan uga hadlay sarakaca ku yimid maciishada la quuto iyo lacagta qalaad ee dolarku saamaynta ay ku yeelatay shilinka Somaliland.

qurbejoog