Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland ayaa sheegtay in aanay marnaba suuroobayn in dawlada Somaliya ay la wareegto maamulida hawada dawladii laysku odhan jiray Somaliya.
Wasaaradda Duulista Somaliland oo Jawaab adag ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Dawlada Somalia oo Sheegtay inay Guud ahaan Hawadda Somalia la Wareegayso DAAWO
