Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay Mar uu Maanta ka hadlayay Xuska Dhallinyarada Somaliland ee 20 Februr in Kaabayaasha Dhaqan Dhaqaale ee Somaliland ay Baa’ba’en Isla Markaana loo baahan yahay Sidii Loo Heli Lahaa Dawlad Soo Celisa Aaminaadii Shacabka.
