Hargaysa 03. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maalinta Beri oo Sabti ah Isha lagu hayaa Mudo Kordhin ay Golaha Guurtidu u Samayn doonaan Xukuumadda kadib markii la isku raacay in Doorashadii Madaxtooyaddu aanay Ku Dhici Karin Xiligii Loo Mudeeyay oo Ku Beegan Dhamaadka Bishan March,Waxay Xisbiyada Qaranka Iyo Komiishanku Ku Heshiiyeen in Doorashadu dhacdo Bisha October ee Isla Sannadkan.
https://www.youtube.com/watch?v=_-09qQ0x8Hg
