Hargaysa 03. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Jawaab ka Bixiyey Hadal ka soo Yeedhay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.
‘’Farmaajo Waxaan Leeyahay Sidii Adeerkaa Afweyne ayaanu Maraqaaga Cabi Doonaa’’ Xildhibaan Xasan Cawaale DAAWO
