Hargaysa 05. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane ayaa Dhagax dhigay Dayr lagu wareejinayo Dugsiga Sare ee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ee Magaaladda Hargaysa.
Wasiirka Waxbarashadda Somaliland oo Dhagax Dhigay Dayr Loo Samaynayo Dugsiga Sare ee Suldaan Maxamed DAAWO
