Burco 05. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Magaaladda Burco Ka Furay Kulan lagaga hadlayay Siyaasadda Dhulka ee Qaranka Somaliland.
Wasiir Caddaani oo Burco Ka Furay Kulan Ku Wajahan Siyaasadda Qaran ee Dhulka Somaliland DAAWO
