Burco 22. March 2017 (SDN/QJ):- Mas’uul ka tirsan Xisbiga KULMIYE oo ka soo jeeda bariga Burco, ayaa si aada u taageeray dhawaaqii ka soo yeedhay odeyada Gar-adag ee beesha Bariga Burco, waxaana uu tilmaamay in dhawaaqaasi uu yahay mid xaqiiqada ku qotama isla mar ahaantana uu sida oo kale na dhaliilo xooggan u soo jeediyey Xisbiga KULMIYE iyo Muuse Biixi Cabdi ba oo uu sheegya in ay ka gaabiyeen wax taridda dadka deegaankaas ee abaarahu haleeleen.
https://www.youtube.com/watch?v=-q6NPmJJB3I
