Hargaysa 22. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa isa soo taraya Xiisad mar kale ka dhex istaadhantay Xisbiga Talada haya ee Kulmiye iyadoo Xubno ka mid ah Baarqabyada Xisbiga Kulmiye ay ku hirdamayaan hanashada Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Dabadii.
Shakhsiyaadka ku Loolamaya ayaa dhamaantood ka soo wada jeeda Beesha Bariga Burco.
