Nairobi 23. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada dalkaasi kula kulmay dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta.
https://www.youtube.com/watch?v=hLIPB0NAf28
