Madaxweynaha Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo oo Si Mug Leh Loogu Soo dhaweeyay Madaxtooyada Kenya DAAWO

Nairobi 23. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada dalkaasi kula kulmay dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta.

https://www.youtube.com/watch?v=hLIPB0NAf28