Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):-Gudida doorashoyinka Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah maanta ugu dhawaaqeen liiska hor dhaca ah ee cod bixiyaasha isku diwaan galiyey guud ahaan dalka.
Guddida oo shirjaraa’id ku qabtey gudaha magaalada Hargeysa ayaa ku dhawaaqye natiijada Gobol kasta Iska Diiwaangelisay iyo Maalinta la Bilaabayo Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha.
https://www.youtube.com/watch?v=IThR1kB_B2c
