Muqdisho 28. March 2017 (SDN/QJ):- Marwada Kowaad ee Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia ayaa Cisbitaal ku yaala Caasimada Muqdisho ku Booqatay Fannaanada Caanka ah ee Saynab Xaaji Cali Baxsan oo in Mudo ah Xaalad Caafimaad daro la soo deristay.
https://www.youtube.com/watch?v=f77KbWfTRZY
