Hargaysa 24. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Magaaladda Hargaysa ka daah furay Shirweynaha Heer Qaran ee Shaqo abuurka Dhallinyaradda.
Ku Xigeenka Madaxweynaha Somaliland oo Daahfuray Shirweyne Qaran oo Ma dhalays ah Kaas oo Lagaga Arrinsanayo Fursadaha Shaqo abuur ee Dhallinta DAAWO
