Hargaysa 25. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Ka Hadlay Socdaalkii Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh Ku Yimid Caasimadda Somaliland ee Hargaysa.
Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Ka Hadlay Socdaalkii Prof Cali Khaliif Galaydh Ku Yimid Caasimadda Somaliland ee Hargaysa DAAWO
