Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- La taliyaha Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI ee arrimaha dibadda Marwo Faadumo Siciid, ayaa dhaliilahii ugu adkaa ku hurguftay xisbiga KULMIYE iyo xukuumaddiisa, waxaana ay soo bandhigtay fadeexado horleh oo ay sheegay in uu KULMIYE ku dhaqmay.
https://www.youtube.com/watch?v=qm-ncj1JDTo
