Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah hoggaanka xisbiga WADDANI, ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasaddeed ee uu dalku maraayo, waxaana uu si aada u soo dhaweeyey wada-hadalada u socda Somaliland iyo Maamulka Khaatumo.
https://www.youtube.com/watch?v=TuRlIW2ZdfI
