Hargaysa 09. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Cabdul Xaaq oo Bulshada Somalidu aad ugu taqaan inuu dadaka ka Dabiibo Xannuunada ay Keenaan Jinka,Sixirka iyo Isha Kaas oo Mudooyinkii u danbeeyay Ku Sugnaa Magaalooyinka Hargaysa iyo Balligubadle ayaa dib ugu Soo Laabtay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Isaga oo Ka Waramay Qorshihiisa Maalmaha Soo Socda.
Sheekha Caanka Ku Noqday inuu Dadka Ka Daweeyo Xannuunada ay Keenaan Jinka,Sixirka Iyo Isha oo Mudooyinkii u danbeeyay Somaliland Ku Sugnaa oo Sheegay Inuu Hargaysa Ka Tegayo Iyo Halka uu Qabanayo DAAWO
