Donald Trump oo Ka Fal-Celiyay Marag furkii Agaasimihii Hore ee Hay’adda Danbi Baadhista FBI James Comey DHAGAYSO

Washington 12. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka falceliyay marag furkii Taliyihii hore ee Hey’adda FBIda James Comey, marag furkaas oo uu Comey ku sheegay in Trump uu weydiistay inuu daacad u noqdo, iyo inuu ka hadho baadhis ay FBIdu ku heysay la taliyihii hore ee Aminiga Qaranka Mareykanka, Micheal Flynn.