Muqdisho 13. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Fariin adag Wuxuu u diray Dhamaanba Saraakiisha Xooga Dalka Somalia Waxaanu ka dalbaday inay Diyaar u Yihiin in Mudo laba Sanno Gudahood ah ay Ku Xoreeyaan dalka Somalia kuna soo Celiyaan Sharaftii uu Lahaa.
Madaxweyne Farmaajo oo Fariin Adag Kula Dardaamay Saraakiisha Xooga Dalka Una Soo Jeediyey Inay 2 Sano Ku Xoreeyaan Dalka Somalia DAAWO
