Baaq & Fariin ka soo yeedhay Somalida ku noola Dalka Qatar Iyo Xaalada ay Ku Sugan Yihiin DAAWO

Doha 14. June 2017 (SDN/QJ):- Jaaliyad badan oo Somali ah ayaa Degan kana Shaqaysta Qaarkoodna Wax ka Bartaan dalka Qatar ee ay Go’doomiyeen Xulufada uu Hor kacayo Sucuudigu.

 

Inkasta oo Dawlada Federaalka Somalia ay door dhex dhexaad ah ka qaadatay qadiyada dalkaasi hadana dadka soomaalida ah ee Ku nool ayaa sheegaya inay Xaaladoodu fiican tahay.

https://www.youtube.com/watch?v=5xO9N0Or4no&t=23s