
Hargaysa 13. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigalinta Somaliland Md, Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani oo ay weheliyaan masuuliyiinta kala duwan iyo shaqaale waynaha wasaaradda warfaafinta iyo suxufiyiinta Somaliland ayaa maanta Aas balaadhan loogu sameeyeymagaalada hargaysa Marxuum, Cabdinuur Gaafow (Abooray).
