Muqdisho 15. June 2017 (SDN/QJ):-Sheikh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii Dawladii Ku Meelgaadhka ahayd ee Somalia ayaa Sheegay in dalka Imaaraadku aanu wax Ixtiraam ah u hayn Somalia Maadaama uu Xidhiidh la sameeyay Sida uu Yidhi Maamulada Somalia qaarkood.
https://www.youtube.com/watch?v=Q3l_dAWGM3Y
