Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Madax dhaqameedka Somaliland ayaa beeniyey in Ciidanka Liyuu Boolis ee dawlad Deegaanka Somalid Itoobiya ay Hal beel ka soo wada Jeedaan iyagoo sidoo kalena u Jawaabay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid.
https://www.youtube.com/watch?v=1CUlthvjoKw
