Berbera 15. June 2017 (SDN/QJ):- Hanjabaado,Baaq & Qaylodhaan ayaa Waxa uu Ka Soo Yeedhay Qaybo Ka Mid ah Shacabka Magaalo Xeebeedka Berbera oo Sheegay in Baahi Biyood oo Ka Taagan Magaaladaasi iyagoo Sidoo Kalena Carabka ku dhuftay in Maamulka Biyaha Loo daayo Golaha Deegaanka ee Berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=O9KuVX7aVhU&t=25s
