Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Jaamac C.laahi Biin ayaa daboolka ka qaaday inay Albaabada u laabeen Xafiiskii ka garnaqa dacwadaha dhulka ee dawlada hoose ee Hargaysa kadib Markii ay Gudan waayeen Shaqadii loo Xilsaaray.
https://www.youtube.com/watch?v=pha5MH_SIrM&feature=youtu.be
