Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Tiro badan oo dadweynae ah ayaa bisha barakaysan ee ramadaanta waxa ay ku mashquulaan xaaladooda caafimaad iyagoo soo buux dhaafiya goobaha caafimaadka, laakiin arintaasi ma aha mid keligeed ku filan inaad caafimaadkaaga ku daryeesho.
https://www.youtube.com/watch?v=3f1e0ZHUv14
